Sunday, May 19th, 2024
header










Meta







Madaxweynaha iyo wasiirka caafimaadka oo qaatay talaal muran ka jiro

Madaxweyne Farmaajo iyo wasiirka caafimaadka ayaa qaatay talaalka hargabka Karoona oo dalka la keenay dhawaan. Talaalka noocan la keenay ayaa ah mid ay sameeyaan Ingiriiska iyo Iswidhan waxana hakiyay dawlado badan oo reer Yuruba.



”Talaalka intiisa badan wax dhiba maleh aan ka ahayn gacanta oo ku yar cuslaata iyo dadka qaar oo xumad dareemo maalin kadib, waxase jira dadkale oo dhiig guntan kala kulmay sida ay sheegeen wadamada hakiyay ayuu yiri Xuseen Warsame.

Si kastaba ha ahaatee inta aad ugu xanuusatey iyo inta aan waxba ku noqon waxa badan inta aan waxba ku noqon oo gaaraya malaayiin.



Talaalkan oo Somali farabadan qaadatey ayaan ilaa hadda la sheegin cid ku dhimatey, waxase muhiima inaad u sheegto cida talaalka fulinaysa inaad wargeliso waxyaabaha aad xasaasiyada ku tahay ama hadday jirto xasaasiyad aad dhaqtar u gashay iyo weliba hadaad uur leedahay ama naas nuujinayso.

Yurub ayaa hadda u muuqata inay is cunayso kadib markii ay curyaamiyeen oo diideen daawadii Ruushku sameeyay oo boqolkiiba 92 ka hortageysa Karoona.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS

Readers Comments (0)




Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...