Monday, May 20th, 2024
header










Meta







Kanada oo furatay gabdho Hargeysa uga xirnaa iyo fadeexad ku xeeran

Kanada ayaa furatay gabdho Hargeysa uga xirnaa oo asalkooda midi Soomaali tahay mida kalana ay la joogto qoyska Somalida ah. Gabadha Somaliyeed ayaa qoyskeedu ka dhiiban yahay Kanada waxayna ka soo jeedaa Hargeysa.



Labadan gabdhood ayaa muddo u xirnaa in lagu halay khamri ay cabaayeen iyo inay dhaqan xumo kula soo noqdeen gobolka, ayadoo la sheegay inay u yimaadeen Hargeysa inay haweenka ka caawiyaan xadgudubyada lagu sameeyo laakiin la yimi xadgudub ka xun oo ah in khamriga ka baro.



Arinta fadeexada ah ayaa ah Kanada ayaa la hadashay wakiilka maamulka u jooga London waa haweenayda lagu magacaabo Ayaan Maxamuud oo iyadna sheegtay inay waydey cid ay kala xiriirto oo wax uga sheega gabdhahan iyo xadhigooda. Waxayna sheegtay in ciqaabta ul la dhicida uuna ka jirin maamulka.



Ugu dambeyn Ayaan waxay sheegtay inay la xiriirtey hay’adaha u dooda xuquuqda kuwaas oo u sheegay xaalka ay ku sugan yihiin. Waxa fadeexada inay weyday cid ay kala hadasho ayadoo ku magacaaban wakiilka dhan ee maamulka ee u fadhiya Ingiriiska, ahna dalalka xooga u taageera gooni goosadka.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS



Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...