Monday, May 20th, 2024
header










Meta







Qoyskii Caasha Ilyaas oo ka qaxay Puntland

Caasha Ilyaas oo ahayd gabadha ilaa hadda qoyskeedu sugayo inay cadaalad ka helaan maamulka Puntland sadex bilood kadib markii jirkeeda la jarjaray la kufsadayna ayaa qoyskeedu go’aansaday inay isaga guuraan Puntland.



Hooyada dhashay Caasha oo dhowaan warbaahinta la hadashay ayaa sheegtay in ay caddaalad-darro ka tirsanayso mamulka Puntland iyadoo tilmaantay in la xeeladeeyay dulmigii loo geystay gabadheeda.

Maamulka ayaa ilaa hadda ku fashilmey inuu cadaalada horkeeno dadkii sida foosha xun ula dhaqmey gabadhaas yar ee ahayd inay ilaaliyaan amnigeeda.



Hadalka ay ku dalbatey in cadaalada la horkeeno gacan ku dhiigleyaasha ayaa ka xanaajay maamulka waxana markaasi kadib loo soo direy teleefano loogu hanjabayo in la dili doono.

Qoyska Caasho oo sida la sheegay doonayey in ay Sabtidii ka guuraan magaalada Gaalkacyo ayaa mudda saddex maalmood ah halkaasi ku xayirnaa kadib markii ay waayeen waxay gaari ku kiraystaan.



Hase yeeshee gelinkii dambe ee shalay ayay u suurta gashay in ay naftooda kala cararaan Gaalkacyo waxaana ay u qaxeen dhanka dawlad degaanka Soomaali galbeed sida ay xaqiijiyeen xaafado deriska ah.

Waa fadeexad in maamul qaadi waayo amniga dadka ku dhex nool. Kiiska Caasha ayaa ooda ka qaaday fashilka maamul goboleedyada.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS



Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...