Wednesday, April 24th, 2024
header










Meta







Kasaqistaan oo argagixiso weerar ku qaaday iyo gurmad lala gaadhay

Wadankaasi aadka u blaadhan ee Kasiqistaan ayaa shalay iyo daraad argagixiso is urursatey weerar u qaaeen dhismayaasha dawlada casimadii hore ee Almaty iyo magaalooyinka kale ee dalka. Waxa bililiqo xun loo gaystey caasimadii hore.



Waxa loo daatey bangiyada iyo meelo muhiim ahaa ayadoo lala baxay hub iyo rasaas iyo xitaa direyska ciidamada amniga. ”Waxa muuqata in waxa dhacaaya aanu ahayn dad cabasho qaba laakiin ay yihiin argagixiso is aruursatey oo raba inay fuliyaan inqilaab ayuu yiri Xuseen Warsame.



Dawlada ayaa dhawaan aqbashay cabashada laga qabay qiimaha gaaska oo dawladu joojisay inay qiimo dhimista ku sii hayso si loo helo dakhli ama faaiido laga sameeyo. Gaaska ayaa lagu isticmaalaa gawaadhida dalkaasi. Waxase aad moodaa inayna u jeedin oo ay rabeen inay dalka la wareegaan.



Waxa la arkay askar booliisa oo qoorta laga jaray taas oo cadaynaysa in falkaasi ayna ku shaqo lahayn dad cabasho qaba. Kasiqistaan oo ka tirsan xulafada Ruushka ayaa dalbatey in la soo gaaro, waxana saakadii hore ee maanta lala gaadhay gurmad ciidan.




Kasiqistaan ayaa waxa ku nool ummado is biirsaday oo ay ku jiraan ugu yaraan 4 milyan oo Ruusha oo aan iyagu ku jirin banaanbaxyada iyo rabshadaha dhacaya.

Waxa hadda socda in si degdega looga saaro caasimadii hore iyo magaalooyinka kale kooxahan argagixisada ah. Ciidamada gurmadka ayaa waxa ku jira xulafada u dhiganta tan Naato oo ay ku jiraan Tajikistaan, Kirgistaan, Armiiniya iyo Beelaruush.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS



Readers Comments (0)




Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...