Friday, April 19th, 2024
header










Meta







Ma Maxamed Xuseen Rooble ayaa dalbaday in dalka lagu wareejo mise

Waxaan shaki ku jirin in dalka inqilaab hoose uu ka dhacay 29-kii Disambar markaas oo Maraykanku si toosa u soo wacay madaxweyne Farmaajo una sheegay inay inqilaabi doonaan haddaanu talada u deynin Maxamed Xuseen Rooble.



Inqilaabkan rasmiga ah ayaa keenay in maanta uu dalbado ama loo dalbo in awooda dalka lagu wareejo. Waxa markiiba diidey madaxda kale ee fadhiya shirka kooxda Xalane ku qabanayso Muqdisho ee ka socda teendhada Xalane.



”Haddii aad ogolaan weydo shirka uu ku baaqay Maxamed Xuseen Rooble oo aad qaado talaabo kale waxaan ku qasban nahay inaan talaabo kaa qaadno ayaa naagta ku xigeenka arimaha Afrika u sheegtay madaxweynaha ayuu yiri Cali Calasow oo xogtan helay.



Waxaan shiki ku jirin in dalku hadda si toosa ugu gacan galay kooxda Xalane natiijada ay ka raadinaayaan doorashadan aya tahay sidii aanu ku soo noqon lahayn madaxweynaha talada haya.




”Dastuurka ay inoo xarxariiqqqn xataa waxay rabaan inay daaqada ka tuuraan. ayuu yiri Xuseen Warsame. Waxay xitaa amreen in daaqada laga tuuro kiiska xatooyada ee hadda ku socda Rooble.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS



Readers Comments (0)




Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...