Khasaaraha ka dhashay weerarkii horjooge Siciid Deni oo kordhay
Waxa sii kordhay khasaaraha ka dhashay weerarkii horjooge Siciid Deni ku qaaday Boosaaso saakadii hore. Wararkii u dambeeyay ayaa sheegay in dhaawacu gaarayo ilaa 45 halka dhimashaduna gaartey 11 qof. ”Horjooge Siciid Deni welli ma dheregsana ayuu yiri Cali Calasow.
Dagaalka oo hadda qaboobay ayaa waxa la kala gurayaa khasaaraha ka dhashay oo laga fursan karay. Axmed Karaash oo ah ku xigeenka horjooge Siciid Deni ayaa isagu sheegay inaan dagaalkan lagala tashan haddan aisku dayaayo sidii xal loo heli lahaa.
Isimada dhaqanka oo horjooge Siciid Deni baalmaray ayaa iyaguna ku celiyay in la joojiyo dagaalka. Horjooge Siciid Deni ayaa hadda diyaar u ah inuu xabad joojin qaato sida ay sheegayaan warark aan helayno.
”Haddii uu markii horeba ka fogaan lahaa dhiiqada uu hadda galay iyo colaada uu abuuray waa laga fursan lahaa ayuu qabaa Cali Calasow. Dagaalkan ayaa Siciid Deni aanu qaadin hal talaabo.
C/llaahi Warhaye
ARAABINEWS
December, 30, 2024
Madaxweynaha Awdalstate Dr C/samad Nageeye ayaa fariin u ...
December, 15, 2024
Madaxweynah Awdalstate Dr C/samad Nageeye ayaa afka furtay ...
December, 14, 2024
Waxaad aad uga naxaysaa ninka is dhiibay ee ...
August, 16, 2024
Qisada amiir Cumar binu khadaab iyo haweenayda ooyaysa. ...
August, 16, 2024
Umu Salamah waxay markii dambe ka mid noqotey ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...