Sunday, May 19th, 2024
header










Meta







Kiiniya oo dalbatay in la dedejiyo heshiiskii ay la gashay gunti giijiye (Rooble)

Danjiraha Kiiniya u fadhiya Somaliya ayaa shalay kulan degdega la qaaday dhigiisa Somaliya Maxamed C/risaaq asagoo sida fariin ka timi Uhuru. ”Waxaan rabnaa in la dedejiyo heshiiskii aan la galnay Rooble (gunti giijiye) ayaa laga soo xigtey.




Waxa cajiiba xilliga uu wax dalbanayo iyo waxa eryanaya ayuu yiri Cali Calasow. Gunti giijiye oo ku dhici waayay inuu saxiixo badda ayaa la saxiixday Uhuru heshiis aan la joogin xilligeedii.

”Ujeedada ayaa ahayd in dalka laga weeciyo jihadda uu u socdo maadaama doorashadii golaha shacabku bilaabantey mana dhacayso in xilligan heshiis aan markii horeba sax ahayn la fiiriyo ayuu raaciyay Cli Calasaow.

Kiiniya ayaa hadda dareensan inaanay dan ugu jirin inay Somaliya daandaansato, waxana kulanka soo dedejiyay ayadoo ay soo baxayaan xildhibaano taabacsan madaxweynaha hadda oo Kiiniya iyo kooxda Xalanaba rabin inuu soo noqdo.

Kiiniya way aqbashay go’aanka maxkamada waxaanad ka garataa siday durtaba u xodxodanayso masuuliyiin sii socda ayuu yiri Xuseen Warsame.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS

 

Readers Comments (0)




Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...