Monday, June 1st, 2020
header

Kiiniya oo dib u bilowdey dhulboobka ka wado xad beenaadka

Kadib fashilkii weynaa ee ka raacay Baladxaawo ayaa Kiiniya dib u bilowdey dhulboobka ay ka wado xad beenaadka sida uu xaqiijiyay sarkaal sare ka tirsan milatariga Somaliya ee cayrsaday maleeshiya Kiiniya wadatey.



“Waxa Kiiniya dib u bilowdey dhismaha derbiga ay ku boobayso dhulka Somaliyeed oo ujeedadu tahay inay abuurto xaalad dhulka ah. Derbigaas oo ku wajahan ilaa baddeena ay ku murmayso ayuu yiri sarkaal Aadan Rafle.



Dhawaan ayay ahayd markii ay isku dayeen inay dhulboobkaas ka fuliyaan Baladxaawo laakiin dadka shacabka ah Ka gadoodeen kadibna ay joojisay, ayadoo Ku marmarsiiyo Ka dhiganaysa waxaan iska xireynaa argagixisada.

Sarkaal Aadan Rafle ayaa ugu baaqay shacabka deegaanada Kulbiyow, Hoosingow, Raaskambooni iyo Badhaadhe inay u kacaan dalkooda.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS



Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Deg deg: Ciidamada qaranka Liibiya oo jabiyay kuwo taabacsan Erduqaan

June, 1, 2020
Ciidamada qaranka ee dalkaasi Liibiya ee hoos yimaada ...

Muwaadiniin go’doonsanaa oo dalka dib loogu soo celiyay

June, 1, 2020
Dawlada Somaliya oo gudanaysa waajibaadkeeda ayaa dalka dib ...

Dawlada Somaliya oo sharaxday sababta ay u joojisay diyaarado Kiiniya leedahay

June, 1, 2020
Dawlada Somaliya ayaa shaacisay inay dalka ka mamnuucday ...

Xisbiga Wadani oo soo faqay fadhiidnimada Saylici: Ummada ka hor gudub

June, 1, 2020
Afhayeenka xisbiga wadani ee maamulka Somalilaan ayaa qarxiyay ...

Xagjir Taram oo loola cararay dhufaysyada hoose ee madaxtooyada

June, 1, 2020
Waxa welli socda banaanbaxyo isku bedelay bililiqaysi dalkaasi ...

Dhacdooyinka

Barnaamijka doorka aqoonyahanka iyo saxafiga Faysal Abroone

May, 17, 2020
Maxaa u sababa in fatahaada webiga Shabeele uu ...

Maamulka Somalilaan oo sheegay in cudurka Kooro sii kordhey

May, 9, 2020
Afhayeen u hadlay maamulka Somalilaan ayaa sheegay in ...

Uhuru oo ka aargoostey Somalida Kiiniya iyo qaylo dhaan jirta

May, 7, 2020
Kadib fashilkii ku yimi siyaasada Kiiniya ee Somaliya ...

Cabi Axmed oo u digey Tigreyga raba inay qabsadaan doorasho

May, 6, 2020
Raiisal wasaaraha Itoobiya Cabi Axmed ayaa u digey ...

Ciidanka xooga dalka oo hadda baacsada argagixisada

May, 5, 2020
Waxa caadi noqon jirtey in argagixisadu weerar ku ...

Xaafada Daami ee Hargeysa oo diidey quudhsi Muuse Biixi kula kacay: DAAWO waxa sababay

May, 4, 2020
Xaafada balaadhan ee Daami oo ah xaafadihii Hargeysa ...

Dhamaan bahda Araabinews oo tacsi u diraya ilma Faarax Cabdillaahi

May, 3, 2020
Dhamaan bahda Araabinews ayaa ka tacsi ka diraya ...