X

Kiiniya waxa lagula dhaqmayaa wixii lagu arko

Inkastoo la soo celiyay xiriirka labada dal ee Kiiniya iyo Somaliya haddana Kiiniya waxa lagula dhaqmayaa wixii lagu arko ayuu yiri Cali Calasow oo ka faalooda arimaha gobolka. Kiiniya ilaa hadda ma muujin inay faraha kala baxayso arimaha Somaliuya.



”Runtii waxay ku faraxsanayd maleeshiyaadii lagu khasaaray ee ciida ku rogatey wadooyinka Muqdisho ee markii geelii la waayay dib loogu baryay dawlada inayna ka jarin mishaharada ayuu raaciyay Cali Calasow.



Waxay Kismaayo ku qabto ayaa ka weyn inay xiriir daacada la samaysato Somaliya waayo waxay dareemaysaa inay xiratey aaga badda ay nagu haysato ujeedada ugu weyna waa sidaa, waxase marmarsiiyo laga dhigtaa argagixisaa la dagaalamaynaa. C/llaahi Warhaye

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.