Monday, May 20th, 2024
header










Meta







Kiiniya waxay rabtaa inay sharcidaro wax ku hesho: Jaamac Jangeli

Xildhibaan Jaamac Jengeli ayaa ka Hadley kiiska badda ee hadda yaala maxkamad ay Kiiniya markii hore ku qanacsanayd haddsase ay adeegsanayso Maraykanka inuu cadaadis saaro madaxda Somalida inay faraha ka qaadaan.



Xildhibaan Jaamac Jengeli  wuxuu sheegay inaysan Kiiniya haysan Sharciyad ay ku doodo oo Rasmiya, Islamarkaana aysan lahayn goobta lagu Muransan yahay, Taasina ay keenayso inay Raadiso in Xeer Jajab ama si Hoose Xal looga gaadho.



“Qof Xaq leh ma diido Sharci iyo Maxkamad, Waxaa muhiim ah in Shacabka Soomaaliyeed, iyo Siyaasiyiintu ay arinta u midoobaan, Siyaasada gudaha waa la isku hayn karaa, laakiin arintan waa in loo Midoobo, Qofka jooga iyo midka Kursiga doonayaba waa inay ilaaliyaan, Xiliga doorashada Qofna kuma dhaco inuu Qaato Tallaabo aan shacabka Soomaaliyeed Ogolayn, Xiliga doorashadu waaba marka Siyaasiyiintu ugu Nugul yihiin”. Ayuu yidhi Jangali.



Jaamac Jangeli ayaa xusay inuu wax badan ka ogyahay Sharciga Arimaha baddaha, Islamarkaana go’aanka Maxkamaddu dib ugu dhigtay Dhegaysiga dacwada uu yahay mid ay isku eed tirayso, maadaama ay Kiiniya dejisay Qorshe ay dood ku keeni karto, Kaasi oo ahaa inay Caydhisay Qareenadii u doodayey.

Maanta ayay ahayd markii safiir Maraykana qarxiyay inuu dawada Somaliya ka dhaadhicinayo inay ka baxdo dacwada halkaas taala, hadday diidana Kiiniya hubeeyo si xoog ugu haysao baddeena.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS



Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...