Laba masuul oo ka tirsanaa ururka ARAA oo isa soo dhiibey ayaa calaacal saxaafada la soo hor fariistey sheegayna in looga baxay dhamaan wixii loo balan qaaday.
Waxay sheegeen in dhalintii maalintaa isla soo dhiibtey hadda ay ku noqdeen meelihii ay ka yimaadeen kadib markii waxba loo fidin waayay waxayna sheegeen in ay eeda leeyihiin kuwii balanta qaadey.
Dadka badankiisa ayaa is waydiinaya miyayna tani hore u ogeyn iyadoo ay cadahay in aan sidan lagu helayn kuraas. Dhalintii isla soo dhiibtey ayaa lagu arkayay iyagoo suuqyada Boorama qaarkood cid la hadashayna ayna jirin.
Waxayse si dadban ugu hanjabeen in ay dib u noqon doonaan halgankii ay ka soo noqdeen haddii wixii loo balan qaaday ay waayaan.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay