Kooxo aan tukan laakiin masaajida dadka ku ugaadhsada oo dil foolxun ka gaystey Muqdisho
Kooxo ku hubeysan Bistooladoo ayaa XALAY geystay fal dil ah oo fool xun kadib markii ay masaajid dhexdiis ku dileen nin ka mid ahaa dadkii salaada u tegay masjidka Ummah ee agagaarka Shineemada Puntland, degmada Heliwaa ee mgaalada Muqdisho.
Ninka la dilay ayaa lagu magacaabaa Sade Mahad Dirir, waxaana dhalay ganacsade caana oo lagu magacaabi jiray Mahad Dirir Guuleed oo guryo iyo xarumo ganacsi oo waaweyn ku lahaa degmada Heliwaa.
Dad goobjoogeyaal ahaa markii falka naxdinta leh dhacay ayaa sheegay in Marxuunka la dilay ee Sade Mahad Dirir uu ku dhex jiray masjidka, xilligaasina uu Akhrisanayay Kitaab Qur’aanka ah.
Dableyda dilka geysatay ayaa isla markiiba goobta ka baxsaday, waxaana marki dambe gaaray ciidamada degmada Heliwaa ee booliska.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...