Monday, May 20th, 2024
header










Meta







Waa Diin Kursi Ka Fog By Mukhtar Cilmi

Asalaamu Calaykum Waraxmatulaahi Wabarakaato.

Musharax maaha ay maanta kaga dhagtay FAYSAL CALI isagoo beeniyay in u xisbiga UCID gole dhexe aan dooran JAMAAL inuu u noqdo musharaxa 2017!.shacabweynaha Somaliland ayuu la hor yimi FAYSAAL oo cadestay inuu u dalaal yahay MUUSE BIIXI duminta musharaxnimadda JAMAAL .

Dalkan waxa yaala sharci ,maxkamadda sare na waa marki labaad u la tago ninkani fawdo ka dhex abuuray gudahiisa, waanu ogayn 2011 imikana waakan mar labaad fawdo iyo mashruuc lagu qoodinayo!.

Hadaba xalka golaha UCID wuxuu yahay maxkamadda sare iyo go’an cad ay ka qaadato khilaafkan , kadibna xubinta FAYSAL la laalo waayo bulshadda UCID khaatiyaan ayay ka taagnayd waligeed FAYSAAL oo ah din xaga siyaasadda oo habaar kaga dhacay una waashay kursi u waligii korayn.

Sifaadka FAYSAAL aya halkaas dhigtay waayo nifaaq iyo qabyaalad iyo cuqdad aya ka buuxda ninkaas, siyaasiyana waa nin madhan oo wax uma yaalan golaha shacabka dhexdiisa.khaatumadiisi imika waxay noqotay inuu u noqday MUUSE dilaal si u bur buriyo xisbigaas iyo musharaxa u ah JAMAAL CALI .waxaana ku khatimayaa kilmad :

FAYSALOW hadaad umadda ka soo hadho cid ku dooranaysaa ma jirto , waayo diinka ayaa u baahan inla caawiyo.!!

 

By Mukhtar Cilmi

 

Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...