X

Kuraasta haweenka oo markale la dhacayo

Soo xulista doorashada xildhibaanada golaha shacabka ayaa meelxun maraysa waxana markale dhicid lagu bilaabay kuraasta haweenka oo aan la soo xulin sidii lagu heshiiyay.


ā€¯Waxaad markasta arkaysa in wixii lagu heshiiyay aaan la fulin waxaanad is odhan kartaa war dadkan salaada ay tukadaan xagay ka maraysaa iyo diinta ay sheeganayaan ayuu yiri Xuseen Warsame.



Ilaa hadda kuraasta haweenka ee ahayd in si waafaqsan heshiiska loo soo xulo ayaa lagu dhiiranayaa in la dhaco ayay tiri Xaali oo rajaynaysa inay ka mid noqoto xildhibaanada cusub. Kuraasta qaarkood ayaa lagu qorey rag.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.