Laamaha amniga gobolka Banaadir u dulqaadan maayaan fowdo: Cali Yare
Gudoomiyaha amniga gobolka Banaadir Cali Yare ayaa sheegay in laamaha amniga dalka gaar ahaan gobolka Banaadir ayna xilligan u baahnayn siyaasad guracan ayna gacan bira ku qaban doonaan ayuu yiri Cali Yare.
”Waxaan idiin sheegayaa inaanu qorshaha noogu jirin nin la sheegay in la magacaabay oo aan marin nidaamkii dawladnimada inaanu wax amara ka qaadan doonin waayo uma baahnin ayuu yiri Cali Yare.
Ninkan Gunti Giijiye Rooble magacaabay ayaa isla isagiina dhaariyay taas oo ka baxsan nidaamka dawladnimada ayuu yiri Cali Yare. Kaaga daran wuxuu ku baaqay banaanbax ka dhaca Muqdisho.
C/llaahi Warhaye
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...