X

Laamaha amniga gobolka Banaadir u dulqaadan maayaan fowdo: Cali Yare

Gudoomiyaha amniga gobolka Banaadir Cali Yare ayaa sheegay in laamaha amniga dalka gaar ahaan gobolka Banaadir ayna xilligan u baahnayn siyaasad guracan ayna gacan bira ku qaban doonaan ayuu yiri Cali Yare.


ā€¯Waxaan idiin sheegayaa inaanu qorshaha noogu jirin nin la sheegay in la magacaabay oo aan marin nidaamkii dawladnimada inaanu wax amara ka qaadan doonin waayo uma baahnin ayuu yiri Cali Yare.


Ninkan Gunti Giijiye Rooble magacaabay ayaa isla isagiina dhaariyay taas oo ka baxsan nidaamka dawladnimada ayuu yiri Cali Yare. Kaaga daran wuxuu ku baaqay banaanbax ka dhaca Muqdisho.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.