Monday, May 20th, 2024
header










Meta







Maamul jufeedyadii Dhuusamareeb fadhiyay oo fashil kadib soo saaray warmurtiyeed

Waxa sadex maalmood dalxiis u joogey Dhuusamareenb maamul jufeedyada ay dabada ka riixaayeen kooxda isku magacowdey beesha caalamka oo ujeedadu tahay inay daaqada ka saaraan barlamaanka.

War murtiyeed ay soo saareen ayay ku sheegeen inay ku fashilmeen inay wax fikira ku soo kordhiyaan arimaha doorashada, laakiin ay soo jeedinayaan in barlamaanka daaqada laga tuuro, bedelkeedana shir wada galaan iyaga iyo madaxda dawlada.



Waxay dalbadeen in shirka lagu qabto Dhuusamareeb xilli ayna sheegin. Go’aankan ayaa waxa ka dambeeya kooxda beesha caalamka. Si kastaba ha ahaatee go’aankan oo hore ay u ogeyd dawlada dhexe ayaan la ogeyn waxay kaga jawaabi doonto.

”Waxay xaq u leedahay inay diido kuna baaqdo in shirku ka dhaco Muqdisho. Dawlada kuma qasbana inay ogolaato inay tagto Dhuusamareeb ayuu yiri Cali Calasow.



”Maaha in Axmed Madoobe oo Kiiniya ku tiirsan iyo Waare iyo  Siciid Deni oo gaalo ku dabajiro laga ogolaado wax kasta oo ay rabaan ayuu raaciyay Cali Calasow oo Muqdisho jooga.

Warbixintii C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS



Readers Comments (0)




Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...