08/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Maamulka Somaliland oo ka gariirtey telefishanka Kalsan kana madnuucdey Hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa ka gariirtey telefishanka aan sidaa u weynayn ee Kalsan kana madnuucdey Hargeysa. Telefishanka ayay ku eedaysay inuu warbixin ka diyaariyay. Maamulkan ayaan u dulqaadan Karin fikir ka duwan kuwa iyagu qabaan.

 



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS