18/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Maayerka magaalada Boorama oo ka qayliyay dhaqan foolxun oo ku soo batay magaalada+MUUQAAL

WP_20150123_015Boorama-Araabinews–Maayerka magaalada Boorama ayaa ka qayliyay dhaqan foolxun oo magaalada iyo dhalinyaradeeda aan hore loogu arag hadase ku soo batay oo midiyo laysla dhacayo. Magaalada ayaa dhalinyarada joogta dagaalka feedhka kadib ay ahayd doqoniimo iyo fuleynimo in midiyo la isla dhaco.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS