Monday, May 20th, 2024
header










Meta







Madaweyne Farmaajo oo amrey in si deg dega sharciga loo keeno raga diley Cusmaan Cilmi Boqore

Madaweynaha Somaliya ayaa tacsi ka direy geerida xildhibaan ruug cadaa Cusmaan Cilmi Boqore oo kooxda gaalaynta ku dileen Muqdisho. Waxase lagu geuulaystey in gacanta lagu soo dhigey argagixisadii dilkaas fulisay.

Ruug cadaa Cusmaan Cilmi Boqorre ayaa ka soo jeeda gobolka Awdal wuxuuna ahaa ruug cadaa ku jire ciidankii xooga Somaliyeed ee ugu xooga weynaa Afrika.



Allaha u naxariistee Cusmaan Cilmi Boqore ayaa ahaan jirey gudoomiye ku xigeenkii labaad ee barlamaanka Somaliya xilligii ku meelgaarka. Xilliga kooxda gaalayntu dishey ayaa la sheegay in xildhibaanka guri uga socday degmada Kaaraan oo uu dhexjoogey dhismihiisa.



Gaashaanle Cusmaan Cilmi Boqore ayaa Somali wax ku leh isagoo darajada ciidamada uu ka gaaray gaashanle saxa hadana ahaa xildhibaanka ugu da’da weyn xildhibaanada.

Argagixisada ayaa lagu yaqaan gaaleynta Muslimiinta mana kala yaqaanaan waa qof weyn qof weyn waxayse la wareegan shaabada dilka.



Madaxweynaha oo ka hadlayayay dilka waxashnimada ee ay gaysatey kooxda gaaleynta ayuu yiri “Eebbe ha u naxariisto Xildhibaan Cismaan Cilmi Boqorre oo gacan ka xaq darani ku dishay magaalada Muqdisho, sabar iyo iimaanna haka siiyo qoyskii, eheladii iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed ee uu marxuumku ka geeriyooday. Innaa Lillaahi wa Innaa Ileyhi Raajicuun.” ayuu yiri Madaxweyne Farmaajo.



Waxaan faraya in si deg dega sharciga loo horkeeno ragaas la qabtey hadda waajibkoodana la mariyo.

Xildhibaan Cusmaan Cilmi Rooble ayaa dalka xaq ku leh wuxuuna ahaa geesiyadii ka qaybgalay dagaalkii Somaliya iyo Itoobiya ee 1964.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS



Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...