Monday, May 20th, 2024
header










Meta







Madaxweynaha Iiraan oo dalbaday in la baaro dhimashadii ka dhacday xajka iyo sheekha ugu weyn Sucuudiga oo difaacay

Madaxweynaha Iiran ayaa dalbaday in la baaro dhimashadii ka dhacday xajka halkaas oo dhimashadu hadda gaartey 769 oo inta ugu badan ay ka soo jeedaan dalkasi Iiraan. Hadalka Iiraan ayaa waxa jawaab ka bixiyay sheekha ugu weyn Sucuudiga oo intuu kuwa boqorada sheegta eedayn lahaa eeda dusha uga tuurey RABIGEENA. Sucuudiga ayaa isaguna si rasmi ah eeda dusha uga tuurey wadamada masakiinta ah ee uu askarta ka qoranayo si uu MASAAKINTA Xuutiyiinta ugula dagaalo.

” Wadadii la sheegay ay raaci waayeen Afrikaanku taas oo keentay in laysku tunto ayuu yiri Sucuudigu..Ilaa hadda lama garankaro waxa loo joojin waayay marki la arkay qaladka. Sucuudiga oo lagu yaqaan in ayna jirin la xisaabtan ayaa jecel in uu fashilkiisa dusha uga tuuro dad kale.

Inkastoo la soo dhaweeyay magtii uu ka bixiyay dadkii ku dhintey wiishka waxa aan la garanayn in uu mag ka bixin doono dhimashadan ka dhacday Jamarat taas oo aad u badan.

Sucuudiga oo ah urur dimeedka Salafi ayaa Shiicada ku tilmaama in ayna Muslimiin ahayn waana tan ugu weyn ee ay dagaalka ugula jiraan Shiicada Yaman,,waxase aduunku ku qoslaa markuu wadamada fiqiirka ka dalbanayo askar si ay u fuliyaan fikirkiisa urur diimeed.

Dagaalka Sucuudigu kula jiro masaakiinta Xuutiyiinta ee dagaal ugu jira in ay xaqooda ka helaan Yaman ayaa waxa faaiido ku qaba Maraykanka iyo Yuhuuda oo ah halka Sucuudigu ka soo iibsado gantaalada uu ku xasuuqayo shacabka Yaman.

Iiraan ayaa waxa mashaqadan xajka kaga dhimatay 134 xujaaj waxayna xaq u leeyihiin in ay dalbadaan in laga qanciyo siday u dhinteen halka Sucuudigu ku farxayo dhimashada Shiicada uu dagaalka kula jiro uu eeda iska fogeynayo.

Hoos ka fiiri wadamada ugu badan dhimashada xajka.

  • Iran: 134
  • Morocco: 87 (sida la sheegay)
  • Cameroon:20
  • Niger: 19
  • India: 18
  • Egypt: 37
  • Pakistan: 11
  • Chad: 11
  • Somalia: 8 (sida la sheegay)
  • Senegal: 5
  • Algeria: 4
  • Tanzania: 4
  • Turkey: 4
  • Indonesia: 3
  • Kenya: 3
  • Nigeria: 3
  • Netherlands: 1
  • Burundi: 1

 

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS.COM

 

Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...