Madaxweynaha Turkiga oo ka baaqday safar uu ku iman lahaa Somaliya
Muqdisho-Araabinews–Madaxweynaha Turkiga ayaa ka baaqday booqasho uu Ku iman lahaa maanta magaalada Muqdisho sababo la xiriira geerida Ku timi boqor Cabdallaha Sucuudiga oo uu ka qaybgalayo.
Boqorka ayaa salaada casar ka dib lagu aasi doonaa dalkiisa waxana la filayaa in madax badani koobani ka soo qaybgasho. Madaxweynaha Turkiga ayaa Ku sugan Itoobiya.
Lama oga in Xasan Sheekh laftiisa ka qaybgali doono aaska boqorkii Sucuudiga.
C/llaahiWarmooge
ARAABINEWS
August, 16, 2024
Qisada amiir Cumar binu khadaab iyo haweenayda ooyaysa. ...
August, 16, 2024
Umu Salamah waxay markii dambe ka mid noqotey ...
August, 16, 2024
Waqtigii rasuulkeena scw scw waxa jiray wiil dhalinyara ...
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...