Maayerka Paris ayaa sheegtay in ay maxkamad la fuuli doonto telefishan Yuhuudu leedahay oo Muslimka ku dirayay
Paris-Araabinews–Maayerka caasimada Faransiiska ee Paris haweenayda la yiraa Hidalgo ayaa sheegay in ay maxkamad la fuuli doonto telefishan af dheer oo Yuhuudu leedahay oo la yiraa Fox news oo Paris ku sheegay in ay ka dhex jirto meel Muslimiintu xidheen oo aan dadka kale gali karin.
Telefishankan Yuhuudu leedahay ayaa dadka Maraykanka ah ee aan waxba ogeyn ku akhriya been ku saabsan Muslimiinta ayaa iyagu markiiba raaligelin bixiyay.
Maayerka Paris ayaa sheegay marka telefishan been sidaasa sheego uu ku dilayo sumcada caasimada Faransiiska isku dirayo dadka tan kaliya ee noo furan waa in aan maxkamad la tiigsano.
Maalin hore ayay ahayd markii nin isku sheegay inuu khibrad u leeyahay arimaha argagixisada uu sheegay in magaalada labaad ee Ingiriiska ugu weyn ee Birmingham ay tahay magaalo gabi ahaanba muslim ah oo lagu maamulo shariicada Islaamka inkastoo raiisal wasaaraha Ingiriisku ku sheegay ninkaasi in uu yahay xayawaan.
![_80411600_624-paris[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2015/01/80411600_624-paris1.jpg)
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
August, 9, 2022
Aabaha musuqa afhayeenka golaha shacabka Aadan Madoobe ayaa ...
August, 7, 2022
Ciidamada Maraykanka ayaa lagu eedeeyay inay si xawliya ...
August, 6, 2022
Wasiirka arimaha dibedda Ruushka Sergeey Lafroof ayaa u ...
August, 6, 2022
Xeebta Jabuuti ee Faransiisku Somali ka xaday waxa ...
August, 6, 2022
Dawlada Itoobiya oo sidii Cabi Axmed ugu guulaystay ...
July, 14, 2022
Sidii Maraykanka iyo kooxda uu hogaamiyo ay weerar ...
July, 12, 2022
Kadib markii madaafiic lala eegtay suuq shacabku ku ...
July, 12, 2022
Jarmalka ayaa ka mid noqday kuwa dabada haysta ...
July, 10, 2022
Wasaarada arimaha dibedda ee Itoobiya ayaa sheegtay inay ...
July, 10, 2022
Ruug cadaa Welli Xuseen ayaa qarxiyay haween masaakiina ...
July, 9, 2022
Warbaahinta Yuhuuda ayaa markale ku celiyay in Xasan ...
July, 8, 2022
Raiisal wasaaha Itoobiya ayaa shaaca Ka qaaday weerarka ...