03/05/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmey qar ka mida shirkadaha maalgasgi ee Shiinaha: SAWIRO

Madaxweyne Farmaajo ayaa la kulmey qaar ka mida shirkadaha maalgashi ee Shiinaha kuwaas oo danaynaya inay maalgashadaan dalka dihan ee Somaliya ee aan la taaban kheyraadkiisa.



Lama oga nooca ay shirkadahani yihiin iyo inay ku jiraan kuwa saliida ama ka faaiideysanaya kheyraadka macdaneed ee dihan.



Shiinaha ayaa ka mida wadamada bixiya deeqaha bilaa shuruuda ah isla markaana maalgeliya mashaariic waaweyn oo dawlada Somaliya ayna awoodin xilligaan.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS