Madaxweyne Farmaajo oo la kulmey sheekha caanka ah ee Sh C/rashiid Sh Cali Suufi
Madaxweyne Farmaajo ayaa la kulmey sheekha caanka ah ee Sh C/rashiid Sh Cali Suufi ee hadda si caadiya u degan Qadar kadib markii laga qixiyay masjidkii uu imaamka ka ahaa ee Muqdisho.
Culumada Soomaaliyeed waxay kaalin muuqata ka geysan karaan dadaalka aan ugu jirno dib u yagleelidda dowladnimada curdanka ah ee Soomaaliya.
Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay ahmiyad gaar ah siin doontaa culumada. Waxaan dhageysan doonnaa talooyinkooda iyo toosintooda, mid walbana fadhigiisa ayaan ugu tagi doonnaa Insha Allaah.
Dardaarankii iyo ducadii sheekh Cabdirashiid Sheekh Cali Suufi uu caawo siiyay aniga iyo wafdiga ila socdo Eebe hanagu anfaco, dalkana ha inooga dhigo meel nabdoon oo barwaaqo ah. Aamiin.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...