Warshadii sonkorta ee Jowhar oo lagu bilaabayo dib u dhis
Warshadii sonkorta ee Jowhar ayaa lagu bilaabayaa dib u dhis waxana la codsaday in la baneeyo sida warqad ka timi wasaarada ganacsiga ay codsatey.
Waxa la amrey dadka degan dhulkii warshada ay si baneeyaan. Warshadan ayaa la bililiqaystey markii reer galbeedku burburiyeen dawladii Somaliyeed ayagoo soo hubeeyay kaaba qabiilo.
Nuqul ka mid ah qoraalkaas oo uu ku saxiixnaa Wasiirka Wasaarada Ganacsiga Hirshabeelle Sabriye Cismaan Toxobow ayaa lagu sheegay in khubaro isugu jirta Soomaali iyo ajaanib ay sameyn doonaan daraasaadka dib loogu dhisayo warshadii sokorta ee magaalada Jowhar.
Dhowaan ayaa dowlad goboleedka Hirshabeelle waxa ay u sheegtay inay dib u dhisi doonto warshadii sokorta Jowhar iyo warshadii dharka ee Balcad.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...