Dhuusamareeb 08 Jan 2015–Magaalada Dhuusamareeb ayaa isku diyaarinaysa shirka maamul u samaynta gobolada dhexe halkaas oo qabiilada halkaas degaa ay dooran doonaan hogaan cusub oo maamula gobolada Galguduud iyo Mudug.
Waxase jira muran u dhexeeya labada magaalo ee Cadaado iyo Dhuusamareeb inkastoo heshiis hore sheegayay in shirka lagu qabto Cadaado.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
![qasrigadm-37[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2015/01/qasrigadm-371.jpg)
![qasrigadm-89[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2015/01/qasrigadm-891.jpg)
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay