Monday, May 20th, 2024
header










Meta







Maraykanka oo ku hanjabay inuu hubkiisa lidka kala noqonayo Sacuudiga

Maraykanka ayaa Sacuudiga ku eedeeyay inuu ka raacay Ruushka kadib markii ay dhimeen slaiida ay soo saareen 2 milyan oo foosto bishii taas oo ka dhigan xadid aad u badan.



Wadamada iibiya saliida ayaa sheegay inay saliid badan adduunka ku jirto taas oo wax u dhimaysa qiimaha ay ku iibiyaan khasaarana ay ku jiraan, sidaas darteedna ay muhiim tahay in la dhimo.



Maraykanka ayaa filayay in la dhimo keliya 200 oo kun oo foosto waxase hoosta loo geliyay 2 milyan oo foosto bishii laga bilaabo bisha soo socota. ”Aad ayaan uga xunahay in Sacuudiga iyo Imaaraadka oo aan isku halayn ku qabnay ay la saftaan Ruushka oo aan rabno inaan dhaqaale ahaan burburino ayuu yiri Maraykanku.




Xildhibaanada dalkaasi Maraykanka ee xisbiga talada haya ayaa sheegay in lagu ciqaabo Sacuudiga in lagala noqdo hubka uu ku khasaaray ee lidka diyaaradaha, loona leexiyo dal kale. ”Umalayn maayo inuu ku dhacayo Maraykanku inuu sidaa ula baxo hubkiisa lidka diyaaradaha ee Sacuudigu ku qasaaray ayuu qabaa Xuseen Warsame.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS



Readers Comments (0)




Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...