Monday, May 20th, 2024
header










Meta







Ruushka oo sheegay tiro ka nixisay Maraykanka oo is qortey ciidanka

Taliyaha ciidanka Ruushka ayaa ka warbixiyay tirada is qortey ciidanka muddadii madaxweyne Faladhimeer Buutin ku dhawaaqay in la kordhiyo ciidanka jooga Yukrayn oo hadda wajahaya calooshood u shaqaysteyaal ka yimi reer galbeedka.



Wasiirka difaaca ayaa sheegay inay ilaa hadda is qoreen 200 oo kun oo askara haddana ay ku jiraan xeryaha si tababar ku filan loo siiyo. Tiradaas ayaa waxa aad uga naxay Maraykanka oo malaayiin doolar ku bixiyay ciidan calooshood u shaqaysteyaal oo ka yimi reer galbeedka.

Wadamada ugu badan ee dagaalka toos ugu jira ee u dagaalmaaya Yukrayn ayaa waxa ka mida Bolan, wadamada yaryar ee bariga Ruushka, Jarmalka, Romaniya, Ingiriiska iyo Bulgaariya oo la siiyo shilimaad aad u badan.



Maraykanka iyo xulafadiisa ayaa ku fashilmay inay Ruushka jabiyaan, waxayna ka qaadeen dhaqaale burbur ayna ka soo kaban karin ilaa ay is dhiibaan. Maraykanka ayaa u diyaara inuu hadda wadahadal la galo Ruushka.




Ruushka aya u sheegay waa in marka hore uu joojiyaa hubeynta saaidka ah ee uu waxba ku qaadi waayay.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

Readers Comments (0)




Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...