Monday, May 20th, 2024
header










Meta







Maraykanka oo raba inuu Woqooyiga Somaliya ka dhigto meel uu Shiine

Kadib markii fashil iyo dhaqaale xumo uu ka qaaday cunaqatayntii uu Ruushka ku soo rogey ayaa Maraykanka uu soo kabo xirnayaa inuu soo dego xeebaha gobolada Woqooyi siiba Berbera si uu halkaas ugala xifaaltamo Shiinaha iyo Ruushka.



”Waxay keenaysaa in dalku dib u galo dagaal uu dib isugu xoreeyo haddii Maraykanku saldhig ka dhigto Berbera ayuu qabaa Xuseen Warsame. Runtii Woqooyiga Somaliya oo siiba Hargeysa iyo Burco oo hadda sheegta magaca Somalilaan iyo waan go’nay marnaba dan uguma jirto horjooge kasta oo Hargeysa ka taliya ayuu raaciyay Xuseen Warsame.



Waayo dawladaha kale ee uu rabo in Maraykanku halkan uga duulo waxay xaq u leeyihiin inaan carqalad uga iman Somaliya guud ahaan. Maraykanka oo ka dambeeya Taywaan ayaa hore u keenay Woqooyiga waana la ogaa in isagu ku xigo inuu yimaado.



Wa x faaiido ah oo gobolada Woqooyi uga soo galaya imaatinkiisa oo aan shar  ahayn ma jiro. ”Haddii aad is leedahay ictiraaf ayuu wadaa oo Xasan Culusow ayuu dabada ku wataa, taas ma dhacayso ayuu qabaa Xirsi Warfaa.




Wuxuu sheegay inuu askar u tababari doono horjooge Muuse Biixi ama kii ka dambeeyaba, taasina waxay keenaysaa dagaal sokeeye waayo hubaynayaa dhinac ka mida dhinacyada gobolada Woqooyi.

Si kastaba ha ahaatee waxa isha lagu hayaa talaabadan guracan ee Maraykanku soo wado waana in laga hortagaa inta ayna run noqon.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS



Readers Comments (0)




Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...