Maraykanka oo war ka soo saaray argagixis weyn oo lagu diley Shabeelaha Hoose
Maraykanka ayaa war ka soo saaray argagixis weyn oo lagu diley Shabeelaha Hoose. Argagixiskan oo xasuuq xun iyo burbur hantiyeed ka gaystey bariga Muqdisho xilligii ay joogeen argagixisadu ayaa lagu magacaabaa Cali Jabal.
Taliska ciidamada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa war kasoo saaray weerarkii lagu dilay Waaligii Alshabaab ee G/Banaadir Cali Maxamuud Xuseen (Cali Jabal).
Qoraal saxaafadeed ka soo abxay AFRICOM ayaa lagu in waaxda difaaca Mareykanka ay 30-kii July saqdii dhexe kadib 3:00 habeennimo ay qaaday weerar guuleysatay ku qaaday goob u dhow degaanka Tooratoorow, kaasoo lagu dilay Cali Jabal.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...