Monday, May 20th, 2024
header










Meta







Banaanbax rabshado wata oo ka dhacay Garoowe iyo ujeedada: SAWIRO

Banaanbax rabshado wata ayaa ka dhacay Garoowe. Dadka ayaa aad u soo baxay ayadoo gobolka ay galeen lacago beena oo doolar lagu bedessho maadaama aanay jirin dawlad dhexe.

Magaalada Garoowe ee xarunta Gobolka Nugaal Puntland ayaa maanta waxaa ka dhacay banaanbax ka dhan ah sicir bararka, kororka qiimaha lacagta dollarka iyo diidmada ganacsatada ee lacagta shillinka Soomaaliga.



Dibad baxaan ayaa waxaa ka qaybgalay boqolaal shacab ah oo isugu yimid ugu dambayn barxadda weyn ee Garoowe, iyagoona ganacsatada iyo Madaxda Puntland ugu baaqay in wax laga qabto baahidooda iyo dhibaatada haysata dadka danyarta ah.



Ciidanka ammaanka ayaa il gaar ah ku hayey dhaq dhaqaaqyada mudaharaadka, waxaana sidoo kale ka qaybgalay dad reer guuraa ah oo sicir bararku saameeyay.

Qaar ka mid ah banana baxyaasha oo Warbaahinta la hadlay ayaa waxa ay ugu baaqen Ganacsatada iyo madaxda Puntland ay wax ka qabtaan kororka qiimaha lacagta dollarka iyo diidmada ganacsatada ee lacagta shillinka Soomaaliga.



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...