Monday, May 20th, 2024
header










Meta







Dr C/raxmaan Bayle oo fariin u direy ganacsatada Somaliyeed

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Somaliya Dr C/raxmaan Ducaale Bayle ayaa fariin u diray ganacsatada Somaliyed waxaana uu kula dardaarmay inay ilaashadaan hantidooda qurbaha u taallo.

Wasiir Bayle oo maanta Saxaafadda kula hadlay Magaalada Muqdisho, ayaa sheegay inay jiraan ganacsato badan oo Somaliyed, kuwaasi oo hantidooda ay taallo dalalka caalamka, waxaana uu ugu baaqay ganacsatadaasi inay dalkooda ay ku sameeyaan Maalgashi.



Wuxuu sheegay Ganacsatada in loo baahan yahay dhagta inay u taagnaato oo hantidooda ay ilaashadaan, waxaana uu sheegay muwaadin kasta dalkiisa inuu muhiim u yahay.



“Ha is dhiganin, dhegtaada iyo Ishaada iney taagnaato ayaan kugula talinayaa, waxaan kugula talinayaa inaad amniga maalkaada ilaaliso, meesha ugu amaansan ee aad amaan ka heleyso waa dalkeena oo aan wada dhisano, soo noqo, dalkan ku soo noqo, amnigiisa aan wada dhisno, maalkaada keen oo maskaxdaada keen oo muruqaada keen” ayuu yiri Wasiir Beyle oo farriintiisa u muuqatay mid ku socotay Ganacsatada Soomaaliyeed ee Hantida ku leh dalka Kenya.

Somali farabadan ayaa ganacsato yaryar iyo kuwa weynba kuleh wadamada jaarka iyo kuwa Carabta kadib burburka dalka.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS



Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...