Monday, May 20th, 2024
header










Meta







Tahriibayaal Soomaali ku jirto oo markale Jabuuti soo badbaadisay

Ciidamada Ilaalada Xeebaha dalka Jabuuti ayaa ku guuleystay inay soo badbaadiyaan 120 naftood haligeliyaala oo ay Soomaali ku jiraan, Xilli ay Ciidamadu ku jireen howlahooda Shaqo.



Nafood haligeyaasha la soo badbaadiyey ayaa u kala dhashey dalalka Somaliya, Itoobiya iyo Eriteriya isla markaana xilliga la soo badbaadinayay ay marayeen xeebaha Godoriya ee gobolka Obokh ee Waqooyi dalka Jabuuti.

Xeebaha deegaanka Godoriya ee dalka jabuuti ayaa waxaa horay ugu geeriyooday 52 of taas oo aheyd dhimashadii ugu badneyd oo naftood haligeyaala soo gaarta.



Dhacdadaas ayaa dhacdey markii markii 2 doon oo yar-yar ay ku gadoomeen meel aan xeebta ka fogeyn laakiin ayna jirin awood lagu badbaadiyo.

Sidoo kale Ciidamada Ilaalada Xeebaha dalka Jabuuti ayaa waxaa ay gacanta ku dhigeen laba naaquude oo u dhashay dalka Yaman, kuwaas oo saraakiisha Ciidamada ay sheegeen in cadalaada la marsiin doono, ilaa haddana sugaya in abaalkood la mariyo. Jabuuti ayaa hadda waxa ka curtey roobka gu’ga.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS



Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...