Thursday, April 25th, 2024
header










Meta







Maxaa Imaaraadka ku kalifay inay xilligan laaluushaan Maxamed Xuseen Rooble

Waxa usbuucii hore ka dhacday magaalada Muqdisho fadeexadii ugu xumayd markii gunti giijiye Rooble lagu arkay garoonka magaalada maalin Jimce ah asagoo tuugaya safiirka Imaaraadka. ”Weligay ma arag qof ka aradan dawladnimada ayuu yiri Cali Calasow.



Xitaa kuwa sheegta inay ka soo horjeedaan dawlada uu hogaamiyo madaxweyne Farmaajo ee sida qabaliga ah uga soo horjeeda ayaa isku raacay in meesha uu Maxamed Xuseen Rooble wax ka raadinayo ay tahay sharaf dhac.

Madaxweynaha ayaa lagu yaqaan inuu ka jecel yahay inuu ciida cuno halkii uu isku dhiibi lahaa qayrkii asagoo shilimaad qaadanaaya ayuu raaciyay Cali Calasow.



Haddaba maxaa ku kalifay Imaaraadka inay xilligan dib u soo raadsadaan lacagta ay tuugnimada ku soo geliyeen dalka ayagoo u soo maraya laaluush qaate Maxamed Xuseen Rooble oo sida la sheegay ay u balan qaadeen inuu qaybtiisa qaato.




Jawaabta ugu fudud ayaa ah inay is leeyihiin hadda la baxa inta madaxweynaha hadda talada haya aan dib loo dooran ayuu qabaa Xuseen Warsame. Gunti giijiye Rooble ayaa ku fashilmay inuu lacagtaa la baxo, asagoo dhinaca kale isku dayay inuu furo gacan madaarka Muqdisho ku yaala oo laga xiray kooxda Xalane.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS



Readers Comments (0)




Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...