Muqdisho–Raiisal wasaaraha Somaliya ayaa ku calaacalay in aan isagu ka mid ahayn isku cunka ka dhex taagan golaha barlamaanka oo u kala jaban kooxda Xasan Culusow iyo kutlada xorta ah oo hadda la sameeyay. Muranka u dhexeeya labada kooxed ayaa ku khasbey in dib loo dhigo ansixinta golaha wasiirada.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay