Puntland oo weerartay ciidan gadoodey iyo khasaare ka dhashay
Puntland ayaa weerartay ciidan gadoodey iyo khasaare ka dhashay. Laamaha amniga gobolka Bari oo ay gacan siinayaan ciidamada ilaaliya Cabdiwelli Gaas ayaa ilaa maqribkii shalay weerar ku qaaday ilaalada Jeelka Boosaaso oo ka gadoodsanaa mushaar la’aan.
Rasaas xoogan oo ilaa xalay soo gaartay ayaa Boosaaso laga maqlayay waxaana ugu dambeyn ciidamadii huwanta u suurta gashay in ay gacanta ku dhigeen Jeelka , iyadoo ciidamadii gadoodsanaa qaarna la qabtay, kuwana ay baxsadeen.
Khasaaraha ka dhashay weerarkaas ayaa inta la hubo ah hal qof oo dhimasho ah iyo mid dhaawac ah, masuuliyiinta ayaa xaqiijiyay in ruuxa dhintay uu yahay maxbuus ku xirnaa Jeelka, oo markii dagaalku dhacay ay halkaas ku xirnaayeen boqolaal maxaabiis ah oo u badan kooxda gaalaynta Muslimiinta ee shabaab iyo Daacish.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...