X

Midowga Yurub oo dagaal oogeyaasha Hawiye u sheegay inay maleeshiyada la baxaan

Dagaal oogeyaasha Hawiye ee markii hore la baxay midowga musharixiinta ahyaa  idowga Yurubu sheegay inay magaalada Muqdisho ka saaraan maleeshiyada qabaliga ah ee ay keeneen kuwaas oo geel dawaro ah loo qalo.

Masuulka u qaabilsan midowga Yurub ayaa fariintan u direy dagaalo oogeyaasha Hawiye ee ay hor-kacayaan Xasan Sheekh iyo Shariif sh Axmed. Maleeshiyadan oo uu dalbadey Xasan Sheekh inay ka baxaan ciidanka qaranka ayaa caro loogu soo rogey wadooyinka magaalada.

Muqdisho ayaa amnigeedu xumaa waxayna maleeshiyadaasi keeneen qax iyo barakac ku yimi dadka masaakiinta ah.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.