03/05/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Muran ka jira haweenay argagixisada shabaab ahayd oo lagu diley Bakool: MAQAL

Muran ka jira haweenay shabaab ahayd oo lagu diley Bakool. Gudoomiyaha Gobolka Bakool Maxamed Cabdi Tool ayaa ku eedeeyay taliyaha Ciidanka dowladda Soomaaliya ee gobolkaas uu bixiyay amar lagu dilay haweeneey dhawaan lagu soo qabtay howlgal laga sameeyay deegaanka Muura Gaabeey ee Gobolkaasi Bakool.


Hoos ka dhegeyso



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS