28/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Murankii beesha dhexe oo ku dhamaaday in aan mooshin layska keeni karin”ninwalba meeshiisa u daaya+MUUQAAL

WP_20141122_010Hargeysa 22 Nov 2014–Murankii u dhexeeyay Siilaanyo iyuo C/raxmaan Ciro ee beesha dhexe oo ku dhamaaday in aan mooshin laga keeni C/raxmaan inta u hadhay. Golaha guurtida oo uu hogaaminayo Siilaanyo inadeerkii ayaa go,aan ka soo saaray in ninwalba halkiisa loo daayo.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM