15/04/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Musharaxa Wadani Maxamed Cali oo fariin la wadaagey reer Awdal

Musharaxa Wadani Maxamed Cali ayaa fariin la wadaagey reer Awdal xilli welli aan la garanayn meesha uu ka taagan yahay dhibaatooyin badan oo haysta dadka uu ka soo jeedo oo ilaa hadda aanu soo hadal qaadin.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS