Friday, April 26th, 2024
header










Meta







Mustafe Cagjar oo diidey in kalsoonida loo qaado maamulkiisa iyo fowdo ka dambeysay

Waxa maanta fowdo ka dhacdey golaha Somali galbeed ee xaruntiisu yahay Jigjiga kadib markii xildhibaano aad u farabadan dalbadeen in kalsoonida loo qaado maamulka uu hogaamiyo Cagjar.



Waxa markiiba si aan waafaqsanayn sharciga u laashay afhayeenka barlamaanka oo uu ku tilmaamay xildhibaan inay welli moodo in dawlada Itoobiya ay ka taliso Tigree iyo Cabdi Iley.



Xildhibaanadii codka kalsoonida waday ayaa kadib ka dareeray golaha, waxayna saxaafada kula hadleen dibedda ayagoo sheegay sidey wax u dhaceen. Gabdhaha xildhibaanada ayaa sheegay in moobilada lagala hadhay qaarna u hanjabeen askartu.

Xildhibaan la jidh-diley

Waxa askarta Mustafe Cagjar dhaawac u gaysteen xildhibaan Cabdishakuur Cismaan Dhegaweyne. Tani oo ku soo xasuusinaysa hab dhaqankii Tigreega. Fiirso sawirka hoose oo ah xildhibaanka jidh-dilka lagula kacay.



Mustafe Cagjar ayaa ku fashilmey mudada uu joogo in la ogaado jihadda Somali galbeed qaadi doonto, isagoo dhinaca kale lagu eedaynayo in aanu waxba dhaamin Cabdi Iley markey noqoto wax qabadka iyo qabyaalada.

Hoos ka daawo

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS



Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...