Wednesday, April 24th, 2024
header










Meta







Wadan xero ku ootey qaxooti oo loo sheegay inuu ooda ka qaado

Maxkamada reer Yurub ayaa dalkaasi Hangari u shegtay inay si degdega ooda uga qado qaxooti uu xero ku ootey. Qaxootigaas ayaa dhinacna u dhaqaaqi karin maadaama xadka xero looga ooday.



”Waxa dalka Hangari ku hayso dadkaasi qaxootigaas waa sharci daro una dhiganta xeroyinkii lagu hayn dadka dagaalkii labaad ee Yurub ka qarxay ayaa lagu sheegay maxkamada. Waxa Hangari la siiyay afar usbuuc inay ku sii deyso dadkaasi.



Raiisal wasaaraha dalkaasu Hangari ayaa shegay in la xidhi doono xeradaas dadkana magaalooynka lagu sii deyn doono. ”Waa inaan u hogaansano go’aanka maxkamada Yurub maadaama aan ka mid nahay ayuu yiri.



Cabudhinta qaxootiga ayaa timi markii Seerbiya u diidey magangelyo laba nin oo u dhashay dalkaasi burburey ee Afgaanistaan iyo Iiraaniyiin Kurdiyiina dibna ugu celisay Hangari.

Lama oga in Soomaali ku jirto xeradaas xadka ku taala ee geri go’anka ah. Hadda laga bilaabo qofkii magangelyo rabo  waa inuu iska dhiibaa safaaradaha aan ku leenahay caalamka ayuu raaciyay raiisaal wasaaraha cunsuriga ah.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS



Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...