Axmed Madoobe ayaa la kulmey Cabdikariim Qalbidhagax oo sirdoonka Itoobiyaanku kala baxeen Galmudug. Cabdikariim oo u dhashay Somalida Itoobiya ayaa ku Jira ururka ONLF.
Waxa laysku dayay in lagu sharaf dilo madaxweye Farmaajo lagana dhigo nin aan waxba ka qaban Karin oo hoostiisa laga guranayo dadka Somalida.
Sawirkan ayaa u muuqda mid munaafaqnimo oo hadda dibeda u soo baxay waxana la iswaydiin karaa ma isla ogaayeen Axmed Madoobe iyo Itoobiyaanku.
Axmed Madoobe ayaa sawirkan iska soo qaadey asagoo la sheegayo inuu Qalbidhagax kula kulmey xabsiga uu ku jiro. Waxase sawiradan fashiliyeen shirqool lagu bahdilaayay madaxweyne Farmaajo.
Qalbi-dhagax ayaa fadhiya guri quruxbadan macawisna xiran oo muujinaysa inaan markii horeba u xirneyn Itoobiya.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS

Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay