Saturday, December 14th, 2019
header

Muuse Biixi isaga waa u caadi inuu isla sawiro lana kulmo wasiirada dawlada dhexe

Horjoogaha maamulka Somliland ayaa sawir la galay wasiiro ka tirsan dawlada Somaliya oo uu aad u caayo kuna tilmaamo cadowgiisa koowaad. Hadaba talaabadan munaafaqada ah ee uu dhalinyar iyo hablo jeelka ugu taxaabay maxaa la gudboon shacabka masaakiinta ah ee uu maalin kasta u xiro waxay tageen Muqdisho.



”Muuse Biixi oo cuqdadu ku fogaatey waxaan odhan lahaa adigu is xidh ileen cid kaloo ku xidheysa ma jirtee ayuu yiri Xuseen Warsame oo ka faalooda arimaha Somaliland.

Waxa cad in Muuse Biixi diidi lahaa inuu isla sawiro wasiirada dawlada dhexe laakiinse wuxuu ku doodayaa in si kedis ah uu kula kulmey taas oo ah wax aan la aqbali Karin qaasatan dadkii uu xirey ayuu raaciyay Xuseen Warsame.



Wasiirada la sawiran waxa ku jira wasiirka arimaha dibedda Axmed Ciise, Wasiirka maaliyada Dr C/raxmaan Beyle, wasiirka kaluumeysiga C/llaahi Bidhaan.

Maxamed Sadiiq oo isaga uu xirey Muuse Biixi ayaa yiri mashruucii Somaliweyn ku qaraabasho ha inaga soo xirmo. Gudoomiyaha xisbiga Wadani oo isna kaga jawaabay la kulankan inaad saamo jiidiyo sanqadh tirasho kala daa.

Hoos ka daawo sawirka Muuse Biix iyo wasiirada

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS



Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Ciidanka xooga oo si cajiiba u soo afjaray colaad ka taagneyd Mudug: SAWIRO

December, 14, 2019
Kulamo ka kala dhacay Afbarwaaqo iyo Toowfiiq oo ...

Ninkeyga Somaliya ayuu doolar u doontey: haweenay Kiiniya u dhalatey

December, 14, 2019
Marka laga soo gudbo askarta Kiiniya ee kumanaanka ...

Somaliya oo markii ugu horeysay yeelatay manhaj waxbarasho oo siman kadib burburka

December, 14, 2019
Madaxweynaha Somaliya ayaa daah furey manhaj waxbarasho oo ...

Xulka qaranka Somaliya oo garaacay Burundi oo askari ka joogto Koofurta dalka

December, 13, 2019
Xulka ku ciyaara magaca Somaliya oo inta badana ...

Shacab u dulqaadan waayay heeryada argagixisada oo weerar qaaday gobolka Gedo

December, 13, 2019
Waxa dagaal culus ku dhexmaray gobolka Gedo gaar ...

Dhacdooyinka

Sirdoonka Somaliya oo horumar sameeyay iyo argagixis markiiba la qabtey

December, 4, 2019
Sirdoonka qaranka ee afka qalaad loogu soo gaabiyo ...

Xaaska taliyaha la nool cudurka keena aydhiska oo si qiiro leh uga hadashay nolosheeda

December, 3, 2019
Xaaska taliyaha la nool cudurka keena Aydhiska oo ...

Turkiga oo ku dhaqaaqaya arin ka sii nixinaysa Maraykanka iyo Yuhuuda

December, 2, 2019
Afhayeen u hadley madaxtooyada Turkiga ayaa sheegay in ...

Tirada ku dhintey daadadkii Jabuuti oo korodhey

December, 2, 2019
Waxa sii kordhey tirada guud ee ku dhintey ...

Somalilaan mardhow waa lagu kala tagayaa: Cali Gurey

December, 1, 2019
Siyaasiga Cali Gurey ayaa sheegay in maamulka Somalilaan ...

Taliye xaaskiisu u qarisay cudurka keena Aydhiska oo la dalacsiiyay

December, 1, 2019
Dhawaan ayay ahayd markii dhamme Bashiir Cismaan Cawad ...

Kuuriyada Woqooyi oo gantaal saxa ugu hanjabtey Jabaan

November, 30, 2019
Wadanka aadka u xooga weyn ee Kuuriyada Woqooyi ...