Friday, April 26th, 2024
header










Meta







Muuse Biixi oo bulshada dhexdeeda ku takooraya dad looga shikiyay Kooro

Waxa xalay jeelka loo taxaabay mulkiileyaasha Huteel Hargeysa ku yaala oo lagu magacaabo SKY kadib markii lagu yiri waxaan idiin wadnaa dad looga shikisan yahay hargabka Kooro iyo kuwa qababa.



Mulkiileyaasha Huteelka ayaa u sheegay wasiirada Muuse Biixi iyo askarta la socotey inayna raali ka ahayn oo dadka Koorada qaba la tagaan meel kale oo ka baxsan magaalada.

Kadib waxa Muuse Biixi amrey in jeelka loo taxaabo ilaa haddana waxay u xiran yihiin isaga ayuu yiri shaqaale u hadley huteelka SKY oo cadho ka muujiyay sida loogu xoog sheeganayo hantidooda.



”Gabadh aad u da’yar oo Ilahay caqli badan siiyay aadna ula socota cudurka Kooro iyo sida uu ku faafo ayaa sheegtay inayna intaa ay maqleysay cudurka Kooro ayna maqal dad lagu dhex takooro magaalo dhexdeeda in loo dhiso meelo gooniya mooyee.

Waxa kale oo soo baxdey in haba yaraatee ayna jirin taxadarkii ugu horeeyay ee ahaa in dadka ka soo degaya madaarka welli u furan diyaaradaha Itoobiya aan la nadiifin basaska ay raacayaan oo isla baskii ay taabteen dib loogu qaado dadkale ayuu yiri Faysal Waraabe.



Si kastabna ha ahaatee Muuse Biixi ayaa loogu cambaareeyay mulkiileyaasha uu jeelka u taxaabay. ”Waxay mujinaysaa maamul xumadda heerka uu joogo asagoo dawlad sheeganaya dadka hantidoodana isticmaalaya ayuu yiri Xusee Warsame.

Warbixintii Maxamed Yusuf

ARAABINEWS



Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...