Nin kurus geel luqunta u galay Hargeysa oo la badbaadiyay
Waxa magaalada Hargeysa isbitaal ku yaala la keenay nin kurus geel oo weyn liqay laakiin uu luqunta u dhaafi waayay kadibna isbitaalka loola cararay. Ninkan ayaa la sheegay inuu dareemay in cuntadii hore u socon weyday kadibna halis galay.
”Markii isbitaalka naloogu keenay ninkani wuxuu tufayay candhuuf badan wuxuuna dareensanaa in wax weyni cunaha u fadhiyo ayay tiri afhayeen u hadashay isbitaal Gargaar oo ah mid gaar loo leeyahay.
Waxa hawsha soo saarida fuliyay dhakhtar Caraba oo loo malaynayo inuu Suuriyaan yahay maadaama ay hadda jiraan dhaqaatiir badan oo Suuriyaana oo dalka ka xoogsada.
Ninka hawsha loo fidiyay ayaan isagu hadlin iyo sida ay ku dhacday inuu is dhaafiyo kurus geela oo la ogyahay inuu yahay hilib dux leh oo culus.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Warning: Use of undefined constant end - assumed 'end' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/s8724/public_html/wp-content/themes/codkadalka_theme1/functions.php on line 1037
Wararka xiga
February, 28, 2021
Waa barnaamijka kaftanka siyaasada oo lagu lafogurey xaaladihii ...
February, 28, 2021
Waxa maalmihii u dambeeyay banaanbaxyo dadku iskood isku ...
February, 27, 2021
Waxa niyadjab xoogweyn ku dhacay Kiiniya iyo Imaaraadka ...
February, 27, 2021
Wasaarada caafimaadka ee dawlada dhexe ayaa qiratey markii ...
February, 27, 2021
Siyaasiga Ismaaciil Hure Buubaa ayaa si toosa ugu ...
Warning: Use of undefined constant end - assumed 'end' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/s8724/public_html/wp-content/themes/codkadalka_theme1/functions.php on line 1037
Dhacdooyinka
February, 7, 2021
Hawl-gal qorsheysan ayaa ciidanka xooga ee ku sugan ...
February, 7, 2021
Waxa afar deegaan oo hoos dega gobolka Shabeeaha ...
February, 6, 2021
Waxa magaalada Burco dil foolxun oo laga argagaxay ...
February, 5, 2021
Ciidanka Gorgor ee magaalada Samareeb ayaa hilfaha u ...
February, 4, 2021
Wasaarada beeraha Somaliya ayaa ku dhawaaqday xaalad deg-dega ...
February, 2, 2021
Dhawaan ayasy ahayd markii Ismaaciil Cumar Geelle soo ...
February, 2, 2021
Ciidanka xooga dalka ee magaalada Samareeb ayaa soo ...