Saturday, April 20th, 2024
header










Meta







Ruushka oo fududeeyay helida qaadashada dhalashada dalkaasi iyo guurka

Waaxda Ruushka u qaabilsan xog ururinta soo galootiga iyo dhalmada ayaa sheegay inay gudhay tirada dadka Ruushka ah oo hadda dalku lumiyay in ka badan shan boqol oo kun oo qof. Ruushka ayaa sheegay in markii ugu dambeysay ee tirada dhalashada ee dalkaasi ay korodhay ay ahayd laba sano kahor.



Waxa kale oo yaraaday dadka soo galootiga ah ee soo galaaya dalkaasi oo iyaguna gudhay. Ruushka ayaa tiradiisu taagneyd boqol lix iyo afartan dhibic 75 milyan 146.75 sanadkii 2018 halka ay hadda taagan tahay 146.24.



Soo galootiga

Qaraar uu saxiixay madaxweynaha Ruushka ayaa lagu fududeeyay helida dhalashada dadka aan u dhalan dalkaasi iyo dadka soo galootiga ah siiba dalalka Soofiyeetkii hore oo aan xadka lagu dhibeyn. Waxa kale oo la fududeeyay mudada lagu qaadan karo dhalashada dalkaasi.

Guurka



Sharciga uu saxiixay ayaa waxa ku jira in ajaanibka guursada Ruush uu dhalashada ku qaadan doono muddo sadex sano halka markii hore ay ahayd shan sano ama uu iskii u qaadan karo, tani oo la mida sharciyada yaala reer galbeedka oo iyaguna sii adkenaya sharciyada guurka.

Waxay kaloo daaqada ka saareen sharci dhigaayay in qofku haysto dakhli ku filan inta u joogo Ruushka ama inta uuna soo gelin taas oo iyada lafteeda leh soo jiidasho.



Ujeedada sharcigan ayaa ah in la kordhiyo tirada Ruushka iyo in dadka wata baasaboorka Ruushka ay sahli karaan waxyaabo badan markay ku noqdaan dalalkooda sida kuwa ka taga dalalka reer galbeedka oo inta badan jaajuusin u noqda dalalkaas.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS



Readers Comments (0)




Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...