Madaxweynaha Maraykanka Obama ayaa bilaabay in uu ka guuro aqalka cad ee looga taliyo Maraykanka halkaas oo uu deganaa muddo sideerd sanno ah.
Obama ayaa mudadii uu xilka hayay lagu xasuustaa maamul wanaag inkastoo aanu ku guulaysan hawlaha uu rabay in uu hirgeliyo oo halmid kaliya uu ku guulaystey.
Obama ayaa hadda hal mashruuc oo uu ka tagey waxa ku dabajira in u bedelo madaxweynaha wareersan ee Trump oo la filayo in aanu kursiga ku raagin.




