09/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Olole dib loogu celinayo dad ka soo qaxay deegaanada Gabiley sanadana joogey Boorama+MUUQAAL

WP_20150131_028Boorama–Dad ka soo qaxay deegaanada Gabiley colaad awgeed muddo sanado ahna deganaa Boorama ahna Bahabar Aadan (Samaroon) ayaa hadda la bilaabay siyaasad ahaan in dhulkoodii dib loogu celiyo.

Dadkan ayaa gaaraya sadex boqol oo qoys waxase la sheegayaa in ay ka badan yihiin. Dadkan ayaa SNM ka soo barakicisay deegaanada Gabiley sida Wajaale, Xuushey iwm.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS